Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabo-kutukade oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Dhexe, ayaa ka warbixiyay dagaalladii maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka, ee cagta lagu mariyay saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka.
Waaliga waxaa waraysi la yeeshey warbaahinta Islaamiga Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.