Thursday, June 19, 2025
HomeAll NewsGudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Sheegay inaan loo Qabsan Karin Burburka iyo Nadaafad...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Sheegay inaan loo Qabsan Karin Burburka iyo Nadaafad Darrida Wadooyinka.

Duqa magaalada Muqdisho ee Dowladda Federaalka ninka lagu magacaabo Maxamed Amiir ayaa sheegay, inaaney jirin cid kula xisaabtami karta burburka iyo nadaafad darada ka jirta magaalada Muqdisho.

Isagoo u ololeynaya mashruuca Doorasho qof iyo cod ah, ayuu Maxamed Amiir sheegay in shacabka Muqdisho aaney kula xisaabtami karin dayacaadda uu sameynayo.

Halkaan ka Degso Warka Gudoomiyaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.