Qurunka Qabyaaladda wuxuu ahaa taxane ka kooban illaa afar xalqo, kaasoo lagu soo bandhigayay farqiga u dhexeeya qabiilka iyo qabyaaladda, dhibaatada ay qabyaaladdu ku heyso bulshada Soomaaliyeed iyo cidda hurineysa dagaallada dhexmara qabaa’ilka Soomaaliyeed, ee ay dadka badani ku dhamaadaan.
Xalqada afaraad ee ugu dambeysay oo ay ka qeybgaleen culimo, waxgarad yo masuuliyiin ayaa si gaar ah waxay diiradda u saareysay, xiriirka ka dhexeeya qabaa’lka Soomaaliiyeed ee dega Wilaayaatka slaamiga, taaso ku dhisian walaaltiniimo, is caawin iyo in qabiil weliba uuu badbaadiyo dhiiga qabiilka kale ee ay deriska yihin.