Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Katirsan Sh-dhexe.

DEG-DEG: Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Katirsan Sh-dhexe.

Gobalka Sh-dhexe waxaa wali ka soconaya weeraro ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadayaan, deegaanno ay gobalkaasi kaga sugan yihiin ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Goordhaw waxa uu dagaal ka dhacay deegaanka deegaanka Boos-caamir ee dhacda duleedka Al-Kowthar ee Shabeellada Dhexe.

Dagaal kadib ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.