Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsOdayaasha Dhaqanka ee Sh-dhexe oo Bogaadiyay Weerarada ka Socda Gobalkaas.

Odayaasha Dhaqanka ee Sh-dhexe oo Bogaadiyay Weerarada ka Socda Gobalkaas.[WAREYSI]

Maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay howlgallo ballaaran ka wadeen qeybo kamid a gobalka Sh-dhexe, kuwaas oo Dowladda Fedaraalka looga qabsaday deegaanno dhowr ah.

Odayaasha dhaqanka ee gobalka Sh-dhexe oo safar ku maraya qaar kamid ah gobalka, ayaa waxa ay si diirran u bogaadiyeen weeraradii dhacay.

Halkaan ka Degso Wareysiyada Odayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.