Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsOdayaasha Degmada Galcad oo ka Hadlay Isbadalka ka Dhacay Sh-dhexe.

Odayaasha Degmada Galcad oo ka Hadlay Isbadalka ka Dhacay Sh-dhexe.[WAREYSI]

Waxaa isa soo taraya dadka bogaadinaya howlgalladii cuslaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka billaabeen, deegaanno katirsan gobalka Sh-dhexe kuwaas oo ka dhan ah Dowladda Fedaraalka.

Odayaasha degmada Galcad ee gobalka Galgaduud oo ay kamid yahay nabadoon Xaaji Roog, ayaa waxa ay ka hadleen isbadalka ka dhacay gobalka Sh-dhexe.

Halkaan ka Degso Odayaasha Galcad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.