Dhalinyaradaan oo isugu jira qaar ka qalin jabiyay jaamacadaha qaar ee dalka, ayaa waxa ay shaqo la’aan baahsan ku heysataa degmada Dhoobley ee gobalka Jubada-hoose.
Waxa ay tilmaameen in mudnaanta aan la siinin dhalinyarada wax ku baratay gudaha dalka, taas oo ay ku sifeeyeen iney qeyb ka tahay shaqo la’aaanta heysata dhalinyarada.