Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa goordhow baahisay muuqaal soo bandhigaya, sida uu u dhacay dagaalkii cuslaa ee deegaanka Cali Fooldheere, kaasoo khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Federaalka.