Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDiyaaradaha Shisheeye Duqeymo ka Geystay Deegaanno Katirsan Sh-dhexe.

Diyaaradaha Shisheeye Duqeymo ka Geystay Deegaanno Katirsan Sh-dhexe.[WAREYSI]

Diyaaradaha Shisheeye ayaa waxa maanta saacadihii lasoo dhaafay duqeymo horleh ka geysteen deegaanno katirsan gobalka Sh-dhexe, halkaas oo dhawaan ay ka dhaceen weeraro xoogga.

Duqeymaha ayaa ka kala dhacay deegaannada Cali-Fooldheere iyo Caadley, waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday 10 ruux, deegaanka Cali-Fooldheere ayayna diyaaraduhu ku beegsadeen Masjid ku yaalla halkaas.

Halkaan ka Degso Wareysiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.