Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsHowlgallo Kala Duwan oo ka Dhacay Hiiraan Banaadir iyo Mandheera.

Howlgallo Kala Duwan oo ka Dhacay Hiiraan Banaadir iyo Mandheera.[DHAGEYSO]

Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar qarax ah ka fuliyay, bar-koontarool ay ciidamada Dowladda Fedaraalku ku leeyihiin suuqa Dayax ee degmada Kaxda oo katirsan magaalada Muqdisho.

Howlgal qoreysan oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen degaanka Cumar Jiis ee gobolka Mandheera oo ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya waxay ku dileen, askari lagu magacaabijiray Xasan Cumar Lacag kaasi oo katirsanaa K B R.

Halkaan ka Degso Howlgallada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.