Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsKhasaare ka Dhashay Carro-kaawo Dad Xoogsato ah Kula Soo Duntay Muqdihso.

Khasaare ka Dhashay Carro-kaawo Dad Xoogsato ah Kula Soo Duntay Muqdihso.[DHAGEYSO]

Maxamed Cali Deexeey oo ah xoogsade ka shaqeyneysay kaawo dhegxaanta laga qodo oo ku taalla magaalada Muqdisho ayaa geeriyooday, kadib markii ay kusoo duntay kaawada.

Ehellada wiilka dhalinyarada ah ee geeriyooday oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay, geerida wiilkooda, iyagoo sheegay iney ka nexeen arintan.

Halkaan ka Degso Warka Kaawada

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.