Goor sii hooreysay Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa waxa ay baahisay muuqaal soconaya qadar ku dhaw 6 daqiiqo, kaaso oo lagu soo bandhigayo qaabkii uu udhacay weerarkii Daarun-Nicma.
Muuqaalka ayaa lagu arkayaa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegaya xerda, islamarkaana tooganaya askarta Dowladda Fedaraalka.