Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMaamulka Soomaaliland oo Xukun Dil ah ku Riday Nin Sarkaal Boolis ah...

Maamulka Soomaaliland oo Xukun Dil ah ku Riday Nin Sarkaal Boolis ah Mindi ku Dilay.

Maxkamadda sare ee ciidamada maamulka labaxay Soomaaliland ayaa dil toogasho ah ku riday, askari katirsan booliiska maamulkaas oo horey dil toorrey loo adeegsaday u geystay taliyihii saldhiga Maxamed Mooge ee bariga magaalada Hargeysa oo lagu magacaabi jiray Gaashaanle Cabdi Cali Nuur.

Askariga xukunka dilka ah lagu riday waxaa lagu magacaabaa Maxamuud Cali Nuur, waxaana uu horey u dilay taliyihiisa, kadib markii uu soo kala dhexglaay muran.

Waxay sidoo kale maxkamadda sare ee cidamada maamulka labaxay Soomaaliland xukun xabsi ah ku riday, askari ay sheegtay inuu caawiyay ninka dilka geystay.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.