Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegtay iney la xisaabtameyso dhinacyada ku lugta leh heshiisyada sharci darrada ah ee lagu boobayo hantida iyo kheyraadka ummadda Soomaaliyeed.
Sidoo kale waxay Mujaahidiinta Al-Shabaab dadka Soomaaliyeed u sheegeen, in dowladda Turkigu aaney ka duwanayn kuwa shisheeye ee dalka kusoo duulay.