Dhawaan waxaa soo gebegeboobay kulan dhexmaray Maamullada Wilaayaatka Islaamiga iyo Hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo ay kasoo baxeen qodobo muhiim ah oo la xiriira xaaladda wadanka.
Hadaba maxay tahay dowladnimada uu muujinayay shirkan ee ka duwan tan uu horboodayo Xasan Sheekh Maxamuud? Cabdil Fataax Maxamed Qaasim ayaa ka jawaabaya.