Monday, April 21, 2025
HomeWarka GudahaAl-Shabaab oo Dagaal kula Wareegay Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Al-Shabaab oo Dagaal kula Wareegay Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalkii saakay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku saldhiyada iyo xarumaha maamulka ee degmada Balcad.

Wararku waxay sheegayaan iney Miallateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab soo jiireeb saldhiyadii ay askarta Dowladda Fedaraalku kulahaayeen gudaha degmadaasi, islamarkaana la wareegeen xarumihii maamulka degmada.

Dhanka ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa isaga cararay dhamaan goobihii laga wareegay, waxaana xilligan gacanta ku haya ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Hadaba maxaa cusub xilligan.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.