Waxaa dhanka kale duleedka degmada Balcad ee ay saakay weerareen ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Sabaab duleedkeeda saldhig ku leh ciidamada Burundi ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo duulay dalkooda.
Hadaba waa sidee xaalkooda, waxaa inooga warramaya wariyaheyna Salmaan Axmad.