Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMaxaa ka Cusub Degmada Balcad iyo Duleedkeeda.?

Maxaa ka Cusub Degmada Balcad iyo Duleedkeeda.?

War kale oo deg deg: waxaa qaraxyo iyo dagaal toos ah lala beegsatay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku gurmanayay kuwa Balcad lagu wareeraray.

Qaraxyadan iyo dagaalka toos ah ayaa ka dhacay degaanka Ilbaq ee dhaca duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe.

Hadaba maxay sheegayaan wararka ka imaanaya halkaasi.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.