Haweenka Muslimaadka ee ku nool Marinka Qazza, ayaa dhigaya duruus ay taariikhdu xusi doonto, oo dad badan dib u xusuusiyay saxaabiyaatkii waaweynaa ee garab istaagay diinta Allaah, dhibaato welibana ugu sabray Allaah dartii.