Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsCiidamada Dowladda Federaalka oo Qof Shacab ah ku Dilay Degmada Afgooye.

Ciidamada Dowladda Federaalka oo Qof Shacab ah ku Dilay Degmada Afgooye.

Dadka ku dhaqan magaalada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa maalintii shalay dhigay dibad bax ay uga soo horjeedaan lacago baad ah oo uu maamulka la baxay Koonfur Galbeed kusoo rogay gurayhooda, waxayna sheegeen ineysan bixinkarin.

Intaasi kadib askarta Dowladda Fedaraalka ee ku sugan Afgooye ayaa diidmada dadweynaha uga jawaabay rasaas, waxayna halkaasi ku dileen hal ruux sida wararku sheegayaan, halka ay dhaawaceen 3 kale oo kamid ah dadkii dibadbaxa dhigayay.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.