Gobalka Mudug ee bartmaha Soomaaliya waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay, dagaal-beeleed u dhexeeyay 2 beelood oo walaalo ah kaas oo geystay khasaare nafeed.
Dagaallada ayaa waxa ay si gaar ah kaga dhaceen deegaannada Towfiiq iyo Af-barwaaqo, kuwaas oo lagu dilay 10 ruux, waxaana ku baxay odayaal dhex-dhexaadinaya beelaha walaalaha ah.