Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo maanta lagu falanqeynayo dagaallada udhaxeeya Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ee ka socda gobolka Sh/Dhexe, barnaamijka waxaa ka qeybgelya Aqoonyahan iyo mid kamid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed waxaana soo jeedinaya Wariye Maxamad Ciise.
Halkan ka Degso Diiradda Jimcaha 07 03 2025.