Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsBulshada ku Dgaqan Magaalada Jigjiga oo ka Cabanaya Sicir Barar.

Bulshada ku Dgaqan Magaalada Jigjiga oo ka Cabanaya Sicir Barar.[DHAGEYSO]

Shacabka ku nool magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaaligalbeed ee ku hoosjira gumeysiga dowladda Itoobiya, ayaa ka cabanaya sicir barar ka jira magaalada.

Qaar kamid ah dadka ku nool Jigjiga oo warbaahinta la hadlay, ayaa tilmaamay in Ramadaantan ay kusoo aaday iyadoo jiilaal jiro, sicir barar xaga maciishadda ahna jirto, saasoo ay tahayna waxay sheegaan iney filayaan Raxmadda Allaah iney u hoorto waqtiyada dhow.

Halkaan ka Degso Warka Jigjiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.