Aabe Soomaaliyeed oo ay wiilkiisu dileen ciidamo katirsan hay’adda Sirdoonka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay inuu cadaalad u baahanyahay.
Wuxuu sheegay in wiilkiisu ay qirteen in NISA iyadu dishey, loona xukumay diyo, hase yeeshee illaa iyo hadda aan la siinin, oo la iska dabawareejinayo.
Isagoo wata boor uu ku xardhanyahay sawirka wiilkiisa ay dishey Dowladda Federaalka, ayuu aabahan warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Degso Warka Cabashada Aabaha