Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsWiil Muddo ku Xirnaa Godka Jilicow ee Muqdisho oo ka Warbixiyay Tacaddiyada...

Wiil Muddo ku Xirnaa Godka Jilicow ee Muqdisho oo ka Warbixiyay Tacaddiyada uu Kula Kulmay Xabsigaas.

Cabdiraxmaan Cismaan, waa wiil dhalinyaro ah oo muda ku xirnaa xabsiga Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho, halkaasoo Sirdoonka Dowladda Federaalka ay ku jir dilaan dadka aan waxba galabsan, ee dhabarka loo saaro eedeymo aaney waxba ku lahayn.

Wuxuu ka sheekeeyey mudada uu xabsiga ku xirnaa iyo dhibaatooyinka loo geystay, isagoo sheegay inuu ka burburay ganacsi yar oo uu ku lahaa, dembina looga dhigay howl uusan ku shaqo lahayn.

Godka JIlicow oo ah goob ku caan baxday fadeexooyinka iyo jirdilka maxaabiista, ayuu ka sheekeeyey saraakiisha ku sugan iyo sida ay ula dhaqmaan dadka maxaabiista ah.

Halkaan ka Degso Warka Maxbuus Hore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.