Saacadihii lasoo dhaafay diyaaradaha Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa duqeymo ay ka geysteen degmada Awdheegle iyo deegaanka Daaru-Salaam oo kawada tirsan gobalka Sh-hoose waxa ay ku dishay 5 ruux.
Ehelada dadka ay diyaaradaha xabashidu ku duqeeyeen Awdheegle iyo Daaru-Salaam ayaa ka warramay xadgudubka loogu geystay wadankooda iyo degaankooda.