Waxaa la kala diray shaqaalaha idaacadda codka Mareykanka ee VOA sababo la xariira dhaqaala burburka uu wajahayo Mareykanka.
Tani ayaa imaaneysa iyadoo Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump uu mudooyinkii lasoo dhaafay qaadayay, tallaabooyin uu wax uga qabanayo dhaqaale burburka heysta dalkaas.