Mu’assasada Al-kataa’ib oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay, sawirro soo bandhigaya saanado milliteri oo ay ciidamada Xarakada Al-Shabaab kula wareegeen dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.