War kasoo baxay Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa lagu faafaahiyay khasaaraha ka dhashey weeraradii cuslaa ee maanta ka dhacay Shabeellaha Dhexe iyo magaalada Muqdisho.
Bayaanka waxaa farriin goodis ah loogu diray madaxda Dowladda Federaalka iyo ciidankeeda, iyadoona loo sheegagy ineysan jiri doonin goob ay ku badbaadaan.