Monday, April 14, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Sheegay iney Dardar Ku Socdaan Howlgallada Ciidamada Al-Shabaab.

Xildhibaan Sheegay iney Dardar Ku Socdaan Howlgallada Ciidamada Al-Shabaab.

Xillibaan Ilyasas oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa sheegay, in Dowladda Federaalka ay ku jirto xaalad dagaal, Xarakada Al-Shabaabna ay soo qaaday weeraro abaabulan oo meelo badan ka dhacaya.

Wuxuu sheegay iney jiraan dulduleello iyo khaladaad la xiriira istiraatiijiyadda dagaalka oo ay sameysya Dowladda Federaalka.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.