Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsShil Gaari oo Dhaliyay Khasaare Kala Duwan oo Ka Dhacay Dalka Liibiya.

Shil Gaari oo Dhaliyay Khasaare Kala Duwan oo Ka Dhacay Dalka Liibiya.

Shilkan oo ahaa mid xooggan ayaa ka dhacay magaalada Al-Kafra ee katirsan dalka Liibiya, wuxuuna ka dhashay isku dhaca gaari Bus ah iyo mid kale oo Xamuul ah.

Dhimashada 8 ruux oo ka kooban 7 qof oo kasoo jeeda dalka Tuunis iyo darawalkii Bus kaxeynayay oo udhashay Liibiya.

Gaariga Buska ah ayaa waxaa saarnaa 9 qof, sideed waa ay dhimatay sida aan soo sheegnay, waxaana ka badbaaday 1 oo kaliya, kaasoo isaguna kasoo jeeda dalka Tuunis.

Shilalka gaadiidka ayaa aad ugu badan wadanka Liibiya, waxaana tiro koob la sameeyay bilooyin yar gudahooda lasoo bandhigay dad aad ubadan ku nafwaayay shilalkan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.