Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Jicmo ah aad kala socon kartaan Warbaahinta islaamiga ee Al-Furqaan.
Halkan ka Degso Banaamijka Aqoon iyo Ogaal 04 04 2025.
Audio Player