Monday, April 7, 2025
HomeUncategorizedIbraahim Sheekh Muxyidiin oo Sheegay inuu Aad Uga Xunyahay Dilka Taliye Nuur...

Ibraahim Sheekh Muxyidiin oo Sheegay inuu Aad Uga Xunyahay Dilka Taliye Nuur Fareey.[DHAGEYSO]

Ibraahim Sheekh Muxyidiin oo ah taliyihii hore ee ciidamada Dowladda Federaalka ayaa sheegay inuu aad uga xumaaday dilkii maalintii shalay loo geystay, Gaashaanle sare Nuur Farey oo ahaa taliyihii guutada 14ka October ee ciidamada Dowladda Federaalka.

Wuxuu sheegay in dilka ninkaas uu aad u taabtey, kana naxay, isaogo sheegay inuu kamid ahaa saraakiisha ugu muhiimsan ciidamada Dowladda Federaalka.

Wuxuu tilmaamay iney isku dhexmilanyihiin ciidamada Dowladda Federaalka iyo dad uu cadow ku tilmaamay, taasina ay keeneyso in weeraro qorsheysan ay dhacaan.

Halkaan ka Degso Warka Ibraahim

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.