Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsXarumaha Shidaalka ee Wajeer oo Amni Darro Awgeed Albaabada la Isugu Dhuftay.

Xarumaha Shidaalka ee Wajeer oo Amni Darro Awgeed Albaabada la Isugu Dhuftay.[DHAGEYSO]

Waxaa xirmay xarumahaa lagu iibiyo Shidaalka ee ku yaalla magaalada Wajeer ee dhulka NFD, sababo ku aaddan amni darrada ka jirta magaaladaas.

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa magaalada Wajeer ka taagnaa amnri darro baahsan oo saameysay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada.

Dhibaatooyin isugu jira dil iyo dhac ayaaa waxa ay mudooyinkii lasoo dhaafay ka dhacayeen magaalada Gaarisa, kuwaas oo ay geysanayaan ciidamo katirsan Dowladda Kenya iyo kooxo burcad ah.

Ganacsatada iibisa Shidaalka ayaa waxa ay xireen dhammaan xarumihii ganacsi ee ku yiillay magaalada, iyagoona sheegay iney xirnaan doonaan illaa uu wax iska badalo amniga magaalada.

Halkaan ka Degso Warka Wajeer

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.