Dagaallo lagu jabiyay ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Sh/Dhexe.
Ciidamadii Dowladda Fedaraalka ee duulaanka ahaa ayaa la gaarsiiyay khasaare xooggan, waxayna ucarareen dhanka degaanka Nuur Dugle ee isla gobolka Sh/Dhexe.
Xilligan si buuxda waxaa degmada gacanta ugu haya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan.