Habeenkii xalay maleeshiyaaad taabacsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay deegaanka Garas-tuure oo katirsan gobalka Sh-dhexe waxa ay ku dileen wiil yar.
Maleeshiyaadka ayaa waxa ay rasaas ku fureen arday kasoo baxday dugsi ku yaalla deegaanka, waxaana ay 5 xabadood ku dhufteen mid kamid ah ardayda oo da’diisu aheyd 10 jir.