Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMeydka Nin Dhaqtar ah oo Laga Helay Guri ku Yaalla Magaalada Baladweyne.

Meydka Nin Dhaqtar ah oo Laga Helay Guri ku Yaalla Magaalada Baladweyne.[DHAGEYSO]

Nin dhaqtar ahaa ayaa meydkiisa laga helay guri uu ka deganaa mid kamid ah xaafadaha Magaalada Baladwayne.

Maxamad Cali Saciid oo loo aqoon jiray [Timajilac] ayaa meydkiisa laga helay guri ku yaalla xaafadda Kooshin ee Baladwayne.

Ninkan ayey wararku sheegayaan in isagoo meyd ah uu guriga ku jiray dhowr maalmood, mana cadda habka uu udhintay.

Halkaan ka Degso Warka Baladweyne

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.