Bulshada ku dhaqan degmada Xamarweyne ayaa si weyn usoo dhaweeyay hoos udhac ku yimid qiimaha lakala siisto Kalluunka.
Hoos udhac ayaa lagaa dareemayaa qiimaha lakala siisto Kalluunka ama Mallaayga ee suuqyada degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Dadka ku dhaqan degmada Xamarweyne ayaa waxa ay sheegeen, hoos udhacaan ku yimid qiimaha Kalluunka.