Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Qeybta 02aad Farriimo ay Dirayaan Ciidanka Al-Shabaab.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Qeybta 02aad Farriimo ay Dirayaan Ciidanka Al-Shabaab.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa shalay baahisay qeybta 02aad ee muuqaallada ciwaanka looga dhigay, Fariin Ka Socota Mujaahidiinta Ku Sugan Furumaha Dagaalka oo Ciwaankeedu yahay:- Maxaan u Dagaalameynaa?.

Qeybta ayaa lagu soo bandhigayaa farriimo ay dirayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan goballo ay kamid yihiin Banaadir, Jubabada-hoose, Gedo, Sh-hoose, iyo dhulka NFD ee ay gumeysato Kenya.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.