Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsCabdi Waal: "Dowladda Fedaraalka Waxay ku Kaceysaa Tacadiyaad ka Dhan ah Dadka"

Cabdi Waal: “Dowladda Fedaraalka Waxay ku Kaceysaa Tacadiyaad ka Dhan ah Dadka”

Cabdi Nuurre Siyaad (Cabdi Waal) oo kamid ah siyaaasiyiinta taabacsan Dowladda Fedaraalka ahna dagaal ooge hore ayaa waxa uu dhaaca ka qaaday, in madaxda Dowladda Fedaraalka aysan jirin cid ka hor istaaageysa tacadiyada ay dadka ugeysanayaan.

Waxa uu tilmaamay in si sharci darro ah la isaga xiro dadka kasoo horjeeda aragtida Dowladda Fedaraalka iyo xittaa kuwa taageersan intaba.

Mar uu soo hadal qaaday geerida Janaraal Sheegow ayuu sheegay inuu dayacaad u dhintay, ayna qeyb ka tahay sharci darrada dadka lagu xiro.

Halkaan ka Degso Warka Cabdi Nuurre Siyaad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.