Taliska ciidamada shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerar dhawaan askartooda lagula beegsaday Shabeellaha Dhexe.
ku simaha Madaxa ciidamada shisheeyaha ee magacooda loosoo gaabiyo AUSSOM Sivuyile Bam ayaa cambaareeyay weerar qarax oo dhawwaan askart Burundi lagula beegsaday degaanka Buurane ee gobolka Shabeellaaha Dhexe.
Wuxuu sheegay in sheegay in ciidankoodu weerar kedis ah la kulmeen xilli ay nadiifinayeen goob ay ku soo degi lahay diyaarad helicopter ah oo iyaga usocotay.