Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsShir Looga Hadlayay Hirgalinta Wado Isku Xirta Berbera iyo Adis Ababa oo...

Shir Looga Hadlayay Hirgalinta Wado Isku Xirta Berbera iyo Adis Ababa oo ka Dhacay Itoobiya.

Waxaa dhawaan magaalada Adis Ababa ka furmay shir ay soo qabanqaabisay dowladda Itoobiya islamarkaana ay ka qeyb geliyeen, gudoomiyaal ka kala socday maamullada ka jira dhulka Soomaali-galbeed iyo gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, ayaa waxaa looga hadlay waddo ganacsi oo isku xirta dhulka uu ka arrimiyo maamulka la baxay Soomaaliland iyo Itoobiya.

Jidkan oo la doonayo in laga hirgeliyo inta udhaxeysa Adis Ababa iyo Berbera, ayey Itoobiya u aragtaa marin muhiim ah, sida uu warbaahinta Ingiriiska usheegay gudoomiyaha magaalada Jigjiga ee maamulka xabashidu ka dhisatay dhulka Somaali-galbeed Shaafi Axmed Macallin.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.