Dowradaan oo socotay muddo 3 maalmood ah ayaa waxaa loosoo xiray, haweenka ku dhaqan degmada Salagle ee gobalka Jubada-dhexe.
Dowrada oo uu soo qaban qaabiyay maktabka dacwada ee degmada ayaa waxaa ka faa’iideystay, qaar kamid ah haweenka ku Salagle, iyagoona ku qaatay duruus kala duwan.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada Haweenka Salagle