Maalintii shalay waxaa degmada Luuq ee gobalka Gedo ka dhacay, dagaal u dhexeeyay maleeshiyaad hubeysan oo kuwada sugnaa degmada.
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegay inuu geystay dagaalka, walow aanan helin inta uu la egyahay.
Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland oo uu dagaal ka dhaxeeyo ayaa lagu eedeeyay iney ka dambeeyaan dagaalladaan dib kaga soo cusboonaaday degmada Luuq.