Monday, April 21, 2025
HomeUncategorizedHaweeney ku Dhimatay Isbuurasho ka Dhacday Xeryaha Dhadhaab ee NFD.

Haweeney ku Dhimatay Isbuurasho ka Dhacday Xeryaha Dhadhaab ee NFD.[DHAGEYSO]

Muddo haatan laga joogo 6 maalin waxaa xerada Ifo 2 ee ku taalla dhulka Soomaaliyeed ee NFD oo ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya ku dhimatay haweeney Soomaaliyeed, taasoo lagu dilay isbuurasho ka dhacday halkaasi, xilli hay’adaha shisheeye ay raashin qeybinayeen.

Haweeneydan dhimatay ayaa lagu magacaabaa Khadiijo Nuur Cabdi, waxaana warbaahinta la hadlay ehelkeeda oo sheegay in geerida gabadhan ay sabab uyihiin hay’adaha shisheeye ee halkaasi dadka xeryaha uga ooday.

Waxay kaloo ka hadleen dhibaatooyinka ay kala kulmaan hay’adahan gaar ahaan markia raashinka la qeybinayo.

Halkaan ka Degso Warka Dhadhaab

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.