Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin jeedow oo Cambaareeyay Xariga Dadka ka Aragti Duwan Dowladda Fedaraalka.

Daahir Amiin jeedow oo Cambaareeyay Xariga Dadka ka Aragti Duwan Dowladda Fedaraalka.

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka oo sheegay in shirkii uu Xasan Sheekh ku baaqay ay usoo dhiibeen reer-galbeedka, Dowladda Fedaraalkana ay howsheedu ka badin weysay iney xirto qofkii ka hadla fashilka amni ee ay wajaheyso.

Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa shaaca ka qaaday, in hindisaha shirkii uu ku baaqay Xasan Sheekh uu kasoo go’ay reer-galbeedka ee uusan aheyn fakar uu isagu watay.

Waxa uu geesta kale ka hadlay xarig ay Dowladda Fedaraalka u geysatay xubno ka hadlay fashilka xagga amniga ah ee ay wajahayaan, isagoona xusay ineysan ka daali doonin sheegidda habacsanaanteeda xagga ammaanka.

Halkaan ka Degso Warka Daahir Amiin Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.