Saturday, April 19, 2025
HomeUncategorizedDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 13-10-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 13-10-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaa maanta looga hadlay aasaaska ciidamada Dowladda Fedaraalka iyo sida ay ugu brubureen dagaallada ka socda dalka, waxaa soo jeediyay Maxamed Daahir Calasow.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Diirada Jimcaha 11 04 2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.