Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Kordhisay Ololaha la Dagaallanka Shacaa'irta Islaamka ee ay...

Dowladda Fedaraalka oo Kordhisay Ololaha la Dagaallanka Shacaa’irta Islaamka ee ay ka Wado Muqdisho.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda Fedaraalka ay kula dagaallameyso Sunnada dadka ka muuqata, dhibaatooyinna loogu geystay arrintaas darteed.

Mahad Shiine waa mid kamid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho, waxa uu sheegay in colaadin iyo tacaddiyaad kala duwan oo uu kala kulmay Dowladda Fedaraalka, sababo ku aaddan sunnada oo ka muuqata.

Waxa uu tilmaamay in markii uu wadooyinka marayo ay askartu dhibaatooyin ugeystaan, iyagoo ku heysta garka uu deystay.

Waxaa kale oo uu tilmaamay, in xilliyada qaar tacdiib kala duwan lagula kaco, isagoo ka sheekeeyay qaar kamid ah dhibaatooyinka loo geystay.

Halkaan ka Degso Warka Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.