Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsIn ka Badan 16 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo...

In ka Badan 16 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Mar kale ka Dhacay Aboorreey.

Dagaallo khasaare culus lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka islamarkaana lagu jabiyay ayaa maanta duhurnimadii mar kale ka dhacay duleedka degaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan.

Khasaaraha gaaray askarta Dowladda Fedaraalka ayaa isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxayna kala yihiin 8 dhimasho ah iyo 9 dhaawac ah.

Maalmo xiriir ah ayuu dhiig bax joogto ah ku socdaa Dowladda Fedaraalka, waxaana usii dheer khasaaraaha hantiyeed ee ay maalin waliba la kulmeyso.

Dowladda Fedaraalka oo ay kor ka teegeerayaan diyaaradaha shisheeye, ayaa ku guuldarreysatay iney ciidanka Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka saarto degaanka Aboorreey, taasoo fadeexad wayn ay kala kulantay.

Durbaba xubno siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin isugu jira, ayaa billaabay iney Dowaladda Fedaraalka ku dhaliilaan fashilka ay kala kulantay dagaalka ay ku jirto.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.