Dagaal ooge hore Cabdi-Nuurre Siyaad ahna siyaasi katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa shaaca ka qaaday, in Dowladda Fedaraalka ay Dowladaha Shisheeye kasoo daldalneyso deymo lagu banneysanayo dhaqaalaha dalka,
Waxa uu sidoo kale ka warramay wasiiro la sheegay iney igu sawir utageen furimaha, kuwaas oo sheegay iney isku dhex-yaaceen oo ay garan waayeen shaqadadooda.